Qoysaska ku barakacay galbeedka Pokot oo baaq loo diray

Afhayeenka Dowladda dhexe Mr. Cyrus Oguna ayaa ugu yaraan 4,000 qof oo ku barakacay inta u dhaxaysa ismaamullada dariska ah ee Elgeyo Mararket iyo galbeedka Pokot ugu baaqay inay u guuraan meelaha uu joogoodu sarreeya.
Mr. Oguna ayaa sheegay in diyaaradda ciidamada hawada ee dalka ay deeq gaarsiin doonto dhibanayaasha.
Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada afar qof halka 27 kalena la la’yahay.
Barakaca ayaa ka dhashay dhul go’o yimid kaddib roobab xooggan oo halkaas ka da’ay oo ay daada ka dhasheen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here