Qoyska Mandela oo sheegay in Zindzi Mandela u geeriyootay xanuunka COVID-19

Zindzi Mandela, gabadhii ugu yareed ee madaxweynihi hore ee dalka Konfur Afrika Nelson Mandela ayaa sida ay qoyska sheegeen waxa laga helya xanuunka COVID-19 maalin un ka hor inta ay dhimatay.
Tani ayaa dadka isla dhexmarayeen balse ma aysan cadayn, waxaana shaaca ka qaaday qosyka Mandela maadama uu xanuunka ku fiday dalkaasi Konfur Afrika oo ay kahasabtay I dugsiyada ku khasabtay in la xiro.
Shaaca ka qaadista ah inay u dhimatay xanuunka ayaa imaneysa iyada oo qoyska Mandela aysan dadweynaha la wadaagin arrimaha caafimadkooda,waxayna bilaabatay sanadkii ugu dambeeye ee Nelson Mandela geeriyooday.
Ms Mandela, oo ahayd Safiirka dalkaaasi ee Denmark, ayaa ku dhimatay isbitaal ku yaala magalada Johannesburg subixi hore ee maalintii Isniinta iyada oo 59-jirta.
Waxa la aasi doona malinta bari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here