Rag kale oo loo heysto dilka Jamaal Khashoggi

Dacwad oogayaasha Turkiga ayaa soo gudbiyay dacwad labaad oo ka dhan ah lix tuhmane oo Sacuudi u dhashay kuwaas oo lala xariirinaya dilkii loo gaystay wariyihii caanka ahaa ee Jamal Khashoggi.
Suxufigaan ayaa sanadkii 2018-kii lagu dhex dilay qunsuliyada boqortooyada ee Istanbul, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee Turkiga.
Wakaaladda wararka ee Anadolu ayaa sheegtay in laba ka mid ah eedeysanayaasha ay wajahayaan eedeymo la xiriira xabsi daa’in halka kuwa kalena ay wajihi karaan xabsi 5 sano ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here