Rag kufsi loo haysto oo lagu daldalay India

Waxaa dalka India lagu daldalay 4 nin oo lagu eedeyay inay sannadkii 2012-kii haweeney ku kufsadeen kaddibna ay ku dileen magaalada New Delhi.
Falkaas ayaa waxaa ka dhashay caro iyo dibadbaxyo waaweyn ee wadankaas ka dhacay.
Dadkan ayaa lagu dhex daldalay caasimadda India ee New Delhi.
Waa markii ugu horreeysay tan iyo sannadkii 2015-kii oo India ay xukun daldalaad ah fuliso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here