Rag loo heystay dilal iyo qaraxyo ka dhacay Muqdisho oo toogasho lagu fuliyay

59

Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay oo Isniin ah waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay laba Dhalinyaro ahaa oo lagu eedeyay inay ka tirsanayeen Al-Shabaab.
Labada Nin ee xukunka dilka ah lagu fuliyay ayaa ku eedeysnaa inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab,isla markaana ay ka qeyb qaateen weeraro iyo qaarxyo laga fuliyay Magalada Muqdisho.
Dhamme Muumin Xuseen Cabdullaahi, Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa Warbahinta u Akhriyay Xukunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here