Rag loo qabtay gabar ay afduubteen

Gabar afar-sano jir ah oo laga afduubey Utawala ee magaaladtan Nairobi ayaa laga soo badbaadiyay dad u heystay afduubasho.
Dacwad oogayaasha ee dalka ayaa sheegay in tuhmanayaasha afduubtay gabadhaasi yar ay dalbadeen 1 Milyan oo madax furasho ah .
Agaasimaha Dambiyada dalka George Kinoti ayaa sheegay in mid ka mid ah tuhmanayaashu uu yahay askari hore oo ka tirsana Ciidamada Difaaca Kenya ee lagu magacaabo Mtongwe .
Tuhmanayaasha la qabtay ayaa la filaya in bari oo Arbaco ah la soo taago maxkamadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here