Ra’iisul wasaaraha Australia oo sheegay inay khasab tahay in qof kasta la siiyo tallaalka COVID19

Ra’iisul wasaaraha wadanka Australia Scott Morrison ayaa hoosta ka xarriiqay in la doonayo in daawada lagula tacaalaya cudurka COVID19 ay noqoto mid qof waliba khasab ku ah inuu qaato.
Waxaa uu xusay in laga soo reebi karo oo keliya dad ay tiradoodu xaddidan tahay oo qabo xanuuno caafimaad.
Mas’uulkan ayaa sheegay in la doonayo in la dardargeliyo soo saaridda daawada COVID19 si loo xakameeyo faafitaankiisa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here