Ra’iisul wasaaraha India oo la filayo inuu ka hadlo Coronavirus

Ra’iisul wasaaraha dalka India ,Narendra Modi ayaa maanta lagu wadaa inuu jeedo khudbad qaran oo ku saabsan dhibaatada la xiriira caabuqa coronavirus .
Qoraal uu soo dhigay bartiisa rasmiga ee twitarka ayuu arrinkan shaaca kaga qaaday.
Waxaa uu qoraalka ku xusay in abaare 2:30 duhurnimo ee maanta uu shacabka wadankaas la hadli doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here