Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska oo mar dhow shaqada ku laabanaya

Ra’iisul wasaaraha boqortooyada Ingiriiska ,Boris Johnson ayaa lagu soo warramayaa inuu si wanaagsan uga soo kabanaya cudurka saameeyay ee COVID-19 oo uu mar dhow waajibaadkiisa sii wadan doono.
Waxaa arrinkan shaaca ka qaaday xoghayaha waqooyiga Ireland Brandon Lewis .
Waxaa uu intaa ku daray in Mr. Boris uu raacaya talooyinka khuburrada caafimaad xaaladiisana ay hadda soo hagaagayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here