Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo amray in militariga la geeyo gobolka Tigre

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Axmed ayaa amar ku bixiyay in ciidamada difaaca ay galaan gobolka Tigre.
Tani ayaa timid kaddib markii maamulka gobolkaas lagu eedeyay inuu weeraray saraakiisha dowladda dhexe.
Go’aanka Abiy ayaa laga cabsi qabaa inuu isku dhacyo horseedo.
Gobolkan ayaa bishii sagalaad lagu qabtay doorasho lagu dafiray dowladda federaalka ee Itoobiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here