Ra’iisul wasaaraha Japan oo wasiiro cusub magacaabay

Ra’iisul wasaaraha dalka Japan ,Shinzo Abe ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada.
Waxaa uu wasiirka cusub ee arrimaha dibadda u magacaabay Toshimitsu Motegi iyadoo xilkaasi uu horay u hayay Kono Taro oo loo wareejiyay dhanka difaaca.
Shino Abe aya a sido kale wasiirka wasaaradda arrimaha degaanka u magacaabay Junichiro Koizumi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here