Ra’iisul wasaaraha Pakistan oo sheegay inaan India lagala hadleynin Kashmiir

Ra’iisul wasaaraha dalka ,Imran Khan ayaa sheegay inaan wax wada hadal oo dheeraad ah dowladda India lagala galeynin xaaladda gobolka Kashmiir.
Waxaa uu xusay inuunan ku faraxsaneyn tallaabadii xukuumada New Delhi ay meesha uga saartay maqaamkii gaarka u ahaa gobolkaasi.
Wargeyska ka soo baxa Maraykanka ee The New York Times ayuu u sheegay inuu horay u dhameeyay wixii wada hadal ah.
Tallaabada meesha looga saaray madax bannaanidii Kashmiir ayaa siyaabo kala duwan looga hadlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here