Ra’iisul wasaaraha Sri Lanka oo la sheegayo inuu is casilayo

Ila wareedyo ka tirsan dowladda dalka Sri Lanka ayaa sheegay in ra’iisul wasaaraha wadankaasi Ranil Wickremesinghe la filayo in maanta oo Arbaco ah uu xilkiisa iska casilo.
Saacadaha nagu soo aaddan ayaa lagu wadaa inuu bayaan soo saaro.
Waxay tani ku soo aadaysa iyadoo dhawaan musharax ay isku xisbi yihiin uu ku guul dareystay tartan uu u galay madaxtinimada Sri Lanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here