Ra’isul wasaaraha Lubnan oo iscasilaya

Raiisel wasaaraha Lubnaan Saad al-Hariri ayaa sheegay inuu gudbin doono iscasilaadiisa isagoo sheegay inuu u danaynayo dibadbaxayaasha dalbanaya in xukunka ay iska casilaan xubnaha ugu saraysa dowladda Lubnan.
Saad Al Hariri ayaa warqadiisa ka bixitaanka xafiiska u gudbin doona Madaxweyne Michel Aoun.
Ku dhawaad 13 maalmod ayaa lubnaan waxaa ka socday dibadbaxyo looga soo horjeedo dowladda .
Waxaa ayna dibadbaxayaasha ka cabanayaan musuqmaasuqa iyo adeega bulshada oo liita .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here