Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo dhalinyarada Baydhabo kala hadlay arimo dhowr ah.

Dhalinayarda ku Nool Deegaanada maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Baydhabo ayaa Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre waxay kala hadleen baahiya ay qabeen ee doonayaan inay dowladu wax ka qabato.
Wuxuuna Ra’isulwasaaruhu ku booriyay dhalinyaradaas inay ka soo gudbaan maskaxdii ku saabsanayn hormar la’aanta ayna u istagaana inay dalkooda hogaankiisa kala wareegeen dadka hada haya ayadoo aqoonta lagu tartamaayo.

 

Wuxuu sidoo kale Ra’isulwasaaruhu u sheegay dhalinyarada in dhamaan waxayaaba ay u soo gudbiyeen ay yihiin waxyaabo jira balse looga guul gaari karo qab dowladnimo ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here