Dhageeyso:Ra’isulwasaare ku xigeenka Soomaaliya oo dhagax dhigay Guriga Hooyooyinka.

Ra’isulwasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed gulleed ayaa wuxuu Maanta dhagaxdhigay Guriga Hooyooyinka oo laga badalay Magacii hore looguna magac daray Fanaanadii Qaranka Soomaaliyeed Zaynab Xaaji Cali Baxsan oo dhawaan ku Geeriyootay magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here