DHAGEYSO:Ra’isulwasaare Ku xigeenka Soomaaliya oo ka qayb galayy 3 sano guurada afganbigii dhicisobay ee turkiga

Ra’iisal Wasaare Wasaare xigeenka dalka ayaa ka qayb galay munaasabad lagu xusayey sadex sano guuradii kasoo wareegtay afgambigii dhicisoobey ee dalka Turkiga ka dhacay 15 July 2016kii, taasoo maanta lagu qabtay xarunta safaaradda Turkiga ee Caasimadda Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here