Roobab lixaad leh oo la filayo inay ka da’aan imaaraadka

Waaxda saadaasha hawada ee dowladda isutagga imaraadka carabka ayaa sheegtay in la filayo in roobab xooggan ay halkaasi ka da’aan.
Dadweynaha ayaa lagu wargeliyay inay feejignaan dheeraad ah muujiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here