Ruushka oo Kenya balanqaad u sameeyay

Madaxweynaha dalka Mudane Uhuru Kenyaatta iyo dhigiisa Ruushka Viladamir Putin oo kulan yeeshay ayaa ku heshiiyay waxyaabo badan oo uu Ruushka ka caawin doono Kenya.
Madaxweyne Putin ayaa hogaamiyaha Dalka Uhuru Kenyaatta uga balan qaaday inuu Kenya ka caawin dpoono kaabayaasha ,tamarta iyo qalabka Millitiriga .
Mr Kenyatta iyo hogaamiyaasha kale ee Afrika ayaa ka qeyb galay kulan ka dhacay magaalada Sochi ee dalka Ruushka.
Ruushka ayaa inay diyaar u tahay taagerida dalalka Africa
Mr Putin iyo Mr Kenyatta iyo hogaamiyaasha kale ee Afrika ayaa intii lagu gudajiray kulanka Sochi ayaa sheegay in Moscow ay diyaar u tahay in ay taageerto wadamada Afrika si kor loogu qaado heshiisyada ganacsi iyo maalgashi
Mr Putin ayaa dhanka kale sheegay heerka ganacsiga hadda jira ee u dhexeeya Moscow iyo qaaradda aysan “ku filneyn”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here