Ruushka oo ku baaqay xabad joojin ka dhaqangasho Liibiya

Dowladda Ruushka ayaa ku baaqday inay sida ugu dhaqsiyaha badan xabad joojin uga dhaqangasho dalka Liibiya.
Waxaa arrinkan soo jeediyay wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov.
Waxaa uu intaa ku daray in dowladaha Turkiga iyo Masar ay qaateen qaabka xukuumadda Moscow ay u wajahayso dejinta colaadda Liibiya ka taagan.
Sido kale Mr.Lavrov ayaa sheegay in dhinacyada kala duwan laga doonayo inay abuuraan jawi wanaagsan oo wada hadallada ay ku sii socon karaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here