Ruushka oo laga diiwaangeliyay ku dhawaad 8,000 oo ah xaaladaha cusub ee coronavirus

Dowladda Ruushka ayaa maanta shaacisay xaalado cusub oo gaaraya 7,972 kuwaasoo la xiriira fayraska corona.
Tani ayaa tirada guud ee xaalaha caabuqa ee gudaha wadankaas laga xaqiijiyay ka dhigaysa 569,063 .
Xarunta Ruushka u qaabilsan ka falcelinta cudurka Covid-19 ayaa sheegtay inay u dhinteen 181 qof oo dheeraad ah 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay.
Tirada guud ee dadka uu cudurka gudaha Ruushka noloshooda ku galaaftay ayaa ah 7,841.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here