Ruushka oo laga xaqiijiyay 6,615 ah xaaladaha cusub ee corona

Guddiga dalka Ruushka u qaabilsan ka falcelinta coronavirus ayaa sheegay in maanta oo Axad ah la xaqiijiyay kiisas cusub oo dhan 6,615 Tirada guud ee xaaladaha fayraska ee dalkaas ayaa hadda ah 727,162.
Guddigan ayaa sido kale laga soo xigtay in 130 oo dheeraad ah ay u dhinteen cudurka COVID-19 waxayna hadda dhimashada guud ee Ruushka tahay 11,335.
Sido kale 501,061 qof ayaa ilaa iyo hadda cudurka halkaas laga bogsaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here