Ruushka oo maanta doonaya inuu xabad joojin ka hirgaliyo gobolka Idlib ee Suuriya

Ruushka ayaa ku dhawaaqay xabbad joojin aan shuruud ku xirneyn oo ka dhacda waqooyiga-galbeed ee Siiriya,.
Moscow oo garab siinayaa ciidamada dowladda Suuriya ayaa wadaa olole dagaal oo ay ku doonayaan inay ku qabsadaan meelihii ugu dambeeyay ee mucaaradka.
Saaka oo sabti ah aya alagu wadaa in hawlgalo ay samyeen ciidamada dowladda oo garabsanyaa ciidamado kale oo ka kala socda Turkiga iyo Ruushka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here