Ruushka oo maraykanka eedeeyay

Mareykanka ayaa tijaabiyay gantaal kaddib markii dhawaan uu ka baxay heshiiskii Ruushka kala dhexeeyay ee mamnuucay horumarinta gantaallada riddada dhexe.
Wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka waxay sheegtay inay ku guuleysteen gantaalada ridada dhexe oo ay tijaabiyeen .
Maraykanka aya agantaaladan ku tijaabiyay xeebaha gobolka Carlifonia
Dhinaca kale Ruushka ayaa Maraykanka ku eedeeyay markuu tijaabiyay gantaaladan inuu hurinayo colaad military.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here