Ruushka oo sheegay in ay soo saareen tallalki ugu hooreyaay ee Covid 19

Madaxweynaha dalka Rushka Vladimir Putin ayaa shaaca ka qaaday in la helay tallaalkii ugu horeeyay ee cudurka safmarka ee covid 19.
Wuxuu sheegay in markii ugu hooreysay saaka calamka la diiwangaliyaay tallaalkii ugu horeeyay ee looga hortagi laha cudurka.
Arrinta ayuu xusay xilli ay socotay khudbad qaab muuqaal ah oo ay yeelaneyeen wasiirro ka tirsan xukuumaddisa.
Madaxweyne Putin aya sheegay in tallaalka lagu tijabiyaay mid ka mid ah gabdhahiisa ayna taasi qeyb ka tahay tijaabada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here