Sababaha Ay Aamusnaantu u Tahay Xikmad iyo Awood!

Sababta 2aad| Cadowgaaga ka dhig kuwo u baahi qaba macluumaadkaaga

Mar kasta oo macluumaad dheeraad ah lagaa helo, hadhow adiga ayaa laguu adeegsan karaa in lagugu weeraro ama saaxiibaadaa la idinku kala dilo, sidaa darteed ka digtoonoow erayga afkaaga ka soo baxaya, ogowna inta badan in aamusnaantu ay awood tahay.

lasoco qaybta sadaxaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here