Sacad Al-Xariiri oo ka hadlay hoggaanka Lubnaan

In this handout picture provided by the Lebanese photo agency Dalati and Nohra, Lebanon's Prime Minister Saad Hariri announces the resignation of his governmentt in the capital Beirut on October 29, 2019, bowing to nearly two weeks of unprecedented nationwide protests. - Hariri's express and sombre televised address was met by cheers from crowds of protesters who have remained mobilised since October 17, crippling the country to press their demands. (Photo by - / DALATI AND NOHRA / AFP) / === RESTRICTED TO EDITORIAL USE - MANDATORY CREDIT "AFP PHOTO / HO / DALATI AND NOHRA" - NO MARKETING - NO ADVERTISING CAMPAIGNS - DISTRIBUTED AS A SERVICE TO CLIENTS === (Photo by -/DALATI AND NOHRA/AFP via Getty Images)

Ra’iisul wasaarihii dalka Lubnaan ee is casilay Sacad A-Xariir ayaa sheegay inuunan doonayn in uu qeyb ka noqdo maamulka cusub ee wadankaasi ee la soo dhisayo.
Bishii hore ayay ahayd markii uu xafiiska banneeyay waxaa uuna hadda sheegaya inuusan diyaar u ahayn in mar kale uu qabto jagadii uu iska wareejiyay.
Toddobaadyadii ugu dambeeyay waxaa dalka Lubnaan ka taagnaa dibadbaxyo ku aaddan in dib u habeyn lagu sameeyo hoggaanka ugu sarreeya ee xukuumaddaasi.
Tan iyo markii uu is casilay 29-kii bishii Tobnaad ee sannadkan ilaa iyo hadda laga soo magacaabin mas’uul beddelo sido kalena lama soo dhisin maamul cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here