Sacuudi Carabiya oo aan ku guulaysan inay ku biirto golaha xuquuqul aadanaha ee QM

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaysan u suurtagalin inay xubin ka noqoto golaha xuquuqul insaanka ee qaramada midoobay.
Doorasho shalay dhacday kaddib waxaa golahan ku biiray waddamada Shiinaha , Ruushka iyo Cuba.
15 wadan ayaa loo codeeyay inay xubno ka noqdaan golaha xuquuqul aadanaha ee jimciyadda qurumaha ka dhexeysa oo ka kooban 47 waddan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here