Sacuudi Carabiya oo cambaareysay sawir gacmeed laga sameeyay nabi Maxamad

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kulul u cambaareysay sawir gacmeedyo loogu gafay nabi Maxamad naxariis iyo nabadgalyo dushiisa ha ahaatee.
Sacuudi Carabiya ayaa sidoo kale dhaliishay iskuday kasta oo diinta Islaamka lagula xiriiriyo argagixisada.
Bayaan ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Riyaadh ayaa arrinkan lagu xusay.
Hasa ahaate qoraalka ayaan ku baaqin in la qaadaco badeecooyinka Faransiiska.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here