Sacuudi Carabiya oo cambaareysay weerar lagu qaaday ciidamada Maraykanka ee Ciraaq

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kulul u cambaareysay weerar lala eegtay saraakiisha Maraykanka ee ku sugan gudaha wadanka Ciraaq.
Waxay falkaasi ku eedeysay maleeshiyo ay sheegtay inay garab ka heleyso dowladda iiraan.
Arrintan ayaa shaaca looga qaaday bayaan ay soo xigatay wakaaladda wararka ee Sacuudiga ee SPA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here