Sacuudiga oo uu ka dhaqan galay bandow 5 maalmood ah

Boqortooyada Sacuudi carabiya oo ka mid ah wadamada maanta laga ciidaya ayaa waxaa looga dhawaaqay bandow habeen iyo maalin ah oo shaqeynaya 5 maalmood .
Bandowgan ayaa yimid kaddib markii kiisaska caabuqa coronavirus ee Sacuudiga ay afar jibaar ka bateen tan iyo biloowgii bishii Ramadaan waxayna gaareen ilaa 68,000.
Xukuumadda Riyaadh , Turkiga, Masar iyo Suuriya ayaa dhanka kale mamnuucay salaadaha jamaacadda ee ay dadka isugu yimadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here