Saddex burcad ah oo lagu toogtay Nyeri

57
Forensic investigator working at a crime scene

Saraakiisha booliska ayaa ismaamulka Nyeri ee gobolka bartamaha dalka ku toogtay saddex qof oo burcad ah.
Toogashada ayaa ka dhacday magaalada Karatina kaddib iskuday dhac oo aan lagu guulaysan
Waxaa goobta raggan lagu dilay laga soo helay laba qori iyo xirmooyin dhowr oo rasaas ah.
Burcadda la toogtay ayaa iskudayay inay gudaha u galaan goob lagu caweeyo.
Booliska ayaa sheegaya in burcadda ay ku raadjoogeen in ka badan 5 saac ka hor inta aynan dilin.
Taliyaha booliska ee magaalada Karatina James Barasa ayaa sheegay in burcadda qaar ay baxsadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here