Saddex qof oo ku dhintay shil ismamulka Eldoret

Shil ka dhashay gaariga nooca loo yoqaana probox iyo labo dhugdhugley ah ayaa ka dhacay ismaamulka Eldoret.
Madaxa booliska ee ismamulka Eldoret Eliud Maiyo ayaa sheegay in labo ka mid ah rakaabka iyo mid ka mid wadaayaasha ay ku dhinteen goobta uu shilka ka dhacay oo lagu magacabo Kibulgeny, haalka mid ka mid ahna loola cararaay isbitalka weyn ee Moi Teaching and Referral Hospital (MTRH) xaladisana ayana lagu sheegay mid aan wanaagsaneyn.
Gaariga uu shilka ka dhashay ayaa kusii jeeday deegganka Soy halka motooyinkana ay uu socden ismamulka Eldoret.
Shilkan ayaa dhacay arroornimadi hore ee saaka.
Goobjooga ayaa warbaahinta u sheegay in gaariga u shilka ka dhashay ku socday xawaare dheer islamarkaana uu lumiyaay kontoroolka kaddibna uu motooyinka ku dhacay
Labo ka mid ah dadka shilkan ku dhintay aya ahal qoys kaaso jeeday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here