Safaricom oo dhanka isgaarsiinta ka caawinaysa wasaaradda caafimaadka

Shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom ayaa sheegtay inay tixgelinayso codsi uga yimid wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Mr. Mutahi Kagwe.
Kagwe ayaa codsaday in shirkadda ay fidiso taageero dhanka isgaarsiinta ah oo la xiriirta ka falcelinta coronavirus.
Safaricom ayaa saraakiisha caafimaadka siin doonto adeegyo ay ka mid yihiiin 10 milyan oo daqiiqadaha wicitaanka ah iyo ilaa 33 milyan oo farriimaha gaaban ah.
Adeegyadan ayay howlwadeenada caafimaadka ee safka hore kaga jiro wax ka qabashada cudurka covid-19 waxay isticmaali doonaan muddo saddex bilood ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here