Sannadka cusub ee Hijriga oo billowday

Waxaa maanta ay beegan tahay maalinta koowda ee sanadka hijriga ee 1442.
Caalamka islaamka ayay u tahay maalin ku weyn maadaama uu sanad dhammaaday midna uu billowday
Cubeyd Xasan Maxamuud ayaa arrinkan ka wareystay Sheekh Cumar Macalin Maxamuud oo ka mid ah culumada degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here