Saraakiil u tartamaya Jagooyin ka banana Maxkamadaha Soomaaliya oo Imtixaan loo furay.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Baashe Axmed yuusuf ayaa wuxuu Maanta Imtixaan furay Sharciyaqaano Soomaaliyeed oo doonaya inay shaqooyinka maxkamada dalka ku biiraan.
imtixaan oo loo galayo jagooyinka Garsooranimo iyo kaaliyeyaasha Garsooreyaasha Maxkamadaha Soomaaliya ayaa waxaa dhawaan shaacisay Maxkamadda Sare ee Soomaaliya sida uu sharaxayo gudoomiye Baashe Axmed Yuusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here