Saraakiisha ammaanka ee Guriceel oo soo helay gabadh la waayay

Ciidamada Saldhigga Booliiska degmada Guriceel ayaa gacanta ku soo dhigay gabar ilaa shalay ay reerkeedu raadinayeen.
Laba Xidigle Maxamed Maxamuud Seeraar ayaa faahfaahinaya hawl galkii lagu baadi goobayey gabadhaan oo dhigata fasalka labaad ee dugsiga hoose.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here