Sarah Wairimu oo lagu sii daayay lacag damiin ah

Xaaska ninkii la dilay ee Tob Cohen oo ahaa maalqabeen u dhashay wadanka Netherland., Sarah Wairimu ayaa lagu sii daayay lacag damaanad ah oo dhan 2 milyan oo shillinka dalka ah.
Stella Mutuku ayaa dammaanad siisay jimcihii balse waxay amartay in Wairimu aysan u hanjabi Karin marqaatiyaasha dacwadda Tob Cohen.
Sido kale Maxkamaddu waxay amartay in Baasaboorkeda uu sii yaalo xarunta dambi baarista .
Sarah Wairumu ayaa marar badan loo diiday in lagu sii daayo lacag damiin ah balse garsooraha ayaa sheegtay in qof walba uu xaq dastuuri ah u leeyahay in lagu sii daayo lacag damiin ah hadii aysan jirin sababo adag

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here