Sarkaal lagu dilay Thailand kaddib toogasho uu gaystay

Laamaha ammaanka ee dalka Thailand ayaa sheegaya inay dileen sarkaal toogasho kaga takhalusay 26 qof.
Dadkan badankoodu ayaa ku dhintay gudaha xarun laga dukaameysto.
Wararka ayaa intaas ku daraya in askariga falkaasi ku kacay uu ka carooday heshiis dhanka dhulalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here