SAWIRO:Dab qabsaday makhaayad ku taalla xaafadda Pangani

Dab xoogan ayaa xalay qabsaday makhaayad ku taalla xaafadda Pangani ee magaaladatan Nairobi.
Dabkan ayaa holcayay ku dhawaad Saacad iyadoo ay socdeen dadaalo lagu daminayay si uusan u sii fidin.
Waxaa ugu dambeyntii lagu guuleystay in la damiyo.
Wararku waxa ay sheegayaan in dabku uu geystay qasaaro xoogan kaa oo ah mid hantiyeed balse cidna wax kuma noqon waxaana ku bas beelay dukaamo.
Lama oga waxa sababay kicitaan dabka ee xalay qabsaday makhaayada Hash Gril ee xaafadda Pangani ee magaaladatan Nairobi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here