SAWIRO:Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo saaxiixay qodob sharci ah oo lagu badalay manhajka waxbarasha ee dalka

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa saaxiixay qodob sharci ah oo uu meel mariyay barlamaanka dalka oo lagu badalay manhajka waxbarasha ee dalka kaas oo laga dhigay nidaam tixgelinta lagu siinayo waxyaaba ardayga hibadiisa kor dhinaya.
Sharciga cusub ayaa wxaa uu awood siinaya machadka horumarinta manaahijta waxbarashada ee KICD inuu ka shaqeeyo sidii loo hormarin lahaa nidaamkaasi iyo in uu hormariyo xirfad tabar ee macalim iinta dugsiyaada aasaasiga ee manhajka dalka dhigo.
Waxaa xiligii madaxweynaha sharciga cusub saxiixay ka soo qeyb galay Guddoomiyaha baarlamaanka Mr Justin Muturi, Hoggaamiyaha Aqlabiyadda baarlamaanka dalka Aadan Bare Ducaale iyo wasiirka wasaaradda maaliyadda Ukuru yattani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here