Senetarka Nandi oo shil galay isagoona ka hadlay

Senetarka ismamaulka Nandi Samson Cherargei

Senetarka ismamaulka Nandi Samson Cherargei ayaa ka hadlay shil baabur oo uu xalay ku galay wadada isku xirta Eldoret iyo Kapsabet .
Waxaa uu sheegaya inuu caafimaad qabo oo soo gaarin waxyeelo halis ah.
Senetarkan ayaa ugu baaqay Kenyaanka inay raacaan talabaooyiinka dowlada oo ayna guriyahooda joogaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here