Shacabka Dadaab oo laga codsaday inay u gurmadaan walaalahooda ku dhibaateysan Hiiraan

Bulshada soomaaliyeed ee xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan gurmadka loo sameeynayo shacabka gobolka hiiraan gaar ahaan magaalada Beledweyne kuwaas oo dhawaan ay fatahaado saameyeen taaso ay ka dhalatay xaalado bani’aadannimo oo adag.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan dhameystiraya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here