Shacabka Dadaab oo loogu baaqay inay ka faaiidaystaan bixinta dokumeentiyo muhiim ah

Xildhibaanka deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa Dr. Maxamad Daahiye Ducaale ayaa shacabka ugu baaqay in ay ka faaiideystaan adeegyo cusub oo maanta laga billaabi doono deegaankaasi taasi oo ah bixinta waraqadaha dhalashooyinka, midda canshuurta iyo adeegyo kale oo muhiim u ah bulshada kuwaas oo ay horraan u doonan jireen magaalada Garissa.
Bixinta adeegyada ayaa socon doonto muddo shan maalmood ah sida uu xildhibaanka faahfaahinayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here