Shacabka Garissa oo ka cabanayaa adeega dab damiska kadib marki uu xalay dab ka kacay guri ku yaala Garissa

Ka dib dab xaley kakacay magalada Garissa oo gestay qasara aad u xoogan ayaa waxa bulshada ay ka cabanayaan adega dab damiska ka hawl gala magalada Garissa, waxayna dawlada ugu baaqen in arinkan wax laga badalo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here