Shacabka islii oo ka hadlay xayiraadda la kordhiyay

Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji magaaladatani Nairobi oo u warramay idaacadda Star FM ayaa muujiyay dareenkooda ku aaddan go’aanka ay galinkii dambe ee shalay dowladda dhexe ku kordhisay mudada uu shaqeynaya amarka ah inaan la soo geli karin sido kalena laga bixi Karin xaafadda.
Wasaaradda caafimaadka oo horay u sheegtay in amarkan oo sido kale saameyay xaafadda Old Town ee Mombasa uu shaqeynaya 15 cisho ayaa ku dhawaaqday inuu sii jiraya ilaa 6-da bisha lixaad ee sannadkan.

Amarkan ayaa la soo saaray 6-dii bishan waxaana lagu waday inuu maanta ku ekaado ka hor inta aan la kordhin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here