Shacabka islii oo soo dhaweeyay bandowga berri billaabanaya

Qaar ka mid ah shacabka ku nool xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji , magaaladatani Nairobi ayaa soo dhaweeyay bandowga Dowladda dhexe ay sheegtay in lagu tallaaba qaadaya.
Hasa ahaate waxay doonayaan in Dowladda dhexe ay sido kale dabagal ku sameyso amarradii ay horay u soo saartay iyo baaqii ay u jeedisay gaadiidleyda ee ahaa inaan lagu kordhin qiimaha lagu raaco baabuurta.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Nairobi, Farxaan Cali Mukhtaar ayaa aragtida dadweynaha warbixintan nooga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here