Shacabka Jowhar oo ka cabanaya wadada isku Xirta Jowhar iyo Muqdisho.

Qaar ka mid ah shacabka Jowhar oo ka canabaya wadooyinka Magaalada oo go’doonsan kadib markii wabigu fatahaado xoogan halkaas ka Sameeyay.
Sidoo kale shacabkaan ayaa eedaymo u jeediyay hogaanka maamulka Hirshabeelle isagoo xusay in xitaa Maciishadu ay Qaaliyowday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here