Shacabka Kibra oo ka hadlay Geerida xildhibaan Ken Okoth

Shacabka ku nool deegaan baarlamaaneedka Kibra ayaa ka hadlay geerida shalay ku timid xildhibaankoodii Ken Okoth.
Waxaa ayna warbaahinta u soo bandhigeen waxa ay ku xasuustaan mudanahooda.

Shalay galab ayay ahayd markii la xaqiijiyay inuu geeriyooday xildhibaan Ken Okoth .
Xildhibaanka ayaa in mu mudoo ah la ildarnaa cudurka kansarka isagoona laba toddobaad ka hor uu dalka ku soo laabtay kadib markii shan bilood uu daaweyn caafimaad u joogay wadanka france.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here