Shacabka Muqdisho oo ka cabanayo falal amaan daro ah oo Magaalada ku soo batay

Qaar ka mid ah Hooyooyinka Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa sheegay inay dhibaatooyin ku qabaan caruurta la Xadaayo.
Mid ka mid ah hooyooyinka oo warbaahinta kula hadashay Magaalada ayaa sheegtay inay xaafadaha Caasimada ku soo badanayaan dadka Caruurta dhibaataynaya sidoo kalena waxay dowlada dhexe ee Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ka codsatay in arintaan Xal loo helo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here